busur
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Miro timireed oo heerkii bislaanshada gelaya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh busur

bus [m.l]
Boor; siigo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg