butaaci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Dareere meel ay ku jireen ka daadin. 2. Biyo fataahin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh butaaci

burqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qaday, -qatay)
Biyo si xoog ah meel uga soo butaacid.

butaacid [m.f.dh]
eeg butaac.

butaacin [m.f.dh]
eeg butaaci.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg