butaaco
(m.dh)

B. ah: hoore meel uu ku jirey si xoog leh uga soo burqaday.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh butaaco

farriiq [m.l]
1. Butaaco, firdhad, finnin. 2. Tarriiq, dillaac.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg