buto
(m.dh)

Geed-nagaar faalala leh laamo jiljilicsan, caleemo yar oo macaan oo la cuno.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buto

jaalabuto [m.dh]
1. Cayaar ay cayaaraan goroyada, shimbiraha iwm oo ay cagaha dhulka la dhacaan. 2. Socod nafley badani ay koox-koox ugu socoto. 3. Feer, haraati iwm oo cid lala dhaco

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg