butucsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax butuc ah ahaansho (qof). ld batacsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh butucsan

batacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld butucsan.

batacsanaan [m.dh]
ld butucsanaan.

batacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld butucsanaan.

butucsanaan [m.f.dh]
eeg butucsan. ld batacsanaan, batacsanaansho, butucsan-aansho.

butucsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld butucsanaan.

cuurcuur [m.l]
Socoshada gaar ah haweeney gaboobtay oo butucsan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg