buubaal
(m.l)

Rati la rarto oo rar diid ah; layli aan weli rar baran.

buubaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aalay, -aashay)

Awr rar la cararid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buubaal

buubaalid [m.f.dh]
eeg buubaal².

hayin [m.l] (-nno/-immo, m.dh)
1. Rati la rarto oo aan buubaal ahayn. 2. H. ah: hayiminta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg