buubaalid
(m.f.dh)

eeg buubaal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buubaalid

buubaal [m.l]
Rati la rarto oo rar diid ah; layli aan weli rar baran.

buubaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Awr rar la cararid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg