buubso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Wax cayrasasho. 2. Wax hor u durugsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buubso

buubsasho [m.f.dh]
eeg buubso. ld buubsad.

buub [m.l]
1. B. ah: rati marka la raro dida. 2. ld buubid.

buub [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Rati raran didid. 2. Dayaarad, shimbir iwm duulid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg