buud
(m.l) (-dad, m.l)

1. Doon meel dhexaad ah oo qaadda afar boqol ilaa kun kintaal. 2. Kabaha waaweyn ee ay askartu qaadato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buud

jaalabbuud [m.l]
Jaadadka doonyaha jaad ka mid ah.

abaahiqab [m.l]
ld buudhqab.

abuuddocan [m.dh]
ld abuuddoocan.

abuuddoocan [m.dh]
Timir yaryar, guduudan, aad u macaan oo ka baxda degmada Doocan ee Yaman. ld abuuddocan.

abuudiiq [m.dh]
A. ah: badeeco diiq, astaan ahaan dusha kaga sawiran.

boodaan [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-aamo, m.l)
Koor weyn oo geela loo xiro. ld buudaan.

buudaan [m.dh]
ld boodaan.

buudhi [m.l]
Qaalin geel ah isbeddel abaahidoon ah oo xubinteeda taranka ka muuqata.

buudhi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Qaalin geel sabiisheeda barar abaahidoon ka muuqasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg