buudhi
(m.l)

Qaalin geel ah isbeddel abaahidoon ah oo xubinteeda taranka ka muuqata.

buudhi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Qaalin geel sabiisheeda barar abaahidoon ka muuqasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buudhi

buudhin [m.f.dh]
eeg buudhi. ld buudhis.

buudhis [m.l]
ld buudhin.

buud [m.l] (-dad, m.l)
1. Doon meel dhexaad ah oo qaadda afar boqol ilaa kun kintaal. 2. Kabaha waaweyn ee ay askartu qaadato.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg