buufin
(m.l)

Xuub yar cinjir ka samaysan, qaabab kala duwan leh, marka hawo laga buuxiyo kala baxa oo carruurtu ku ciyaarto.

buufin
(m.f.dh)

eeg buufi. ld buufis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buufin

buufis [m.l]
ld buufin².

buuf [m.l]
Xuddun.

buuf [m.dh]
1. Duufsi. 2. B. ku hay: ladnaan. Tus. “Cali buuftuu ku hayaa”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg