buufis
(m.l)

ld buufin².

Buufis
(m.dh/m.l)

qof u qafiifa in uu dhoofo darteed. Tus. "Cali waxaa hayo Buufis"

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buufis

buufin [m.f.dh]
eeg buufi. ld buufis.

Buufis [m.dh/m.l]
qof u qafiifa in uu dhoofo darteed. Tus. "Cali waxaa hayo Buufis"

buuf [m.l]
Xuddun.

buuf [m.dh]
1. Duufsi. 2. B. ku hay: ladnaan. Tus. “Cali buuftuu ku hayaa”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg