buuflee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -laysay)

1. Xoolo baad ka dhergid. 2. Cid caro ama kibir muujin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buuflee

buuflayn [m.f.dh]
eeg buuflee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg