buulallo
(m.dh)

1. (u) Godadka quraanyada. 2. (daaw.) Finan yaryar, badan oo oogada dadka ka soo baxa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buulallo

haandhurwaa [m.dh]
1. Dhoondhurwaa; adaahi; haandawaco. 2. Buulallo weyn oo quraanyada geeedaha dushooda ka samaysata. dhoondhurwaa, adaahi, haandawaco

buulalloobid [m.f.dh]
eeg buulallow.

buulallow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Dub biyo gelid xanuun awgiis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg