buulley
(m.dh)

Qayb ka mid ah heerka koritaanka cayayaanka qaarkood.

buulley
(m.dh)

(c.nafl.) Heerka saddexaad ee koritaanka meerta nololeedka qaar ka mid ah cayayaanka. Heerka b.da quudashada iyo socodkuba way joogsadaan, waxaana dhaca isbeddelka uu caydigu isu beddelayo qaangaadh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buulley

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg