buulo
(m.dh)

Degaan buulal badan ka dhisanyihiin; tuulo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buulo

cambuulo [m.dh]
Badar la kariyey isagoo iniinahiisa aan la burburin.

juscambuulo [m.l]
Hal jus oo Quraan ah marka uu arday dhammeeyo cuntada uu bixiyo. ld juscambuuleed.

qaryad [m.dh] (-do, m.l)
Magaalo yar; tuulo; buulo. ld qaryo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg