buumbuuni
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

War dhacdo iwm intooda runta ah been badan ku darid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buumbuuni

buumbuunin [m.f.dh]
eeg buumbuuni. ld buumbuunnis.

buumbuunis [m.dh]
ld buumbuunin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg