buundo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Dhisme laga dul dhiso webi iwm oo lagaga gudbo. 2. Dhibic, darajo. ld buunto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buundo

kaabad [m.dh] (-do, m.l)
1. Dhismo yar oo dhulka ka kacsan. 2. Buundo. buundo

buunto [m.dh]
ld buundo.

buun [m.l]
Bocool weyn ama dhuun dheer oo kolkii la afuufo dhawaaq dheer ka soo baxo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg