buuni
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-iyo, m.dh)

B. ah: qof aad u aqoon badan; mufti.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buuni

buumbuuni [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
War dhacdo iwm intooda runta ah been badan ku darid.

buumbuunin [m.f.dh]
eeg buumbuuni. ld buumbuunnis.

buumbuunis [m.dh]
ld buumbuunin.

carbuunid [m.f.dh]
eeg carbuun².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg