buunshabbaxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax buunshe laga saaray ahaansho (badar).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buunshabbaxsan

buunshabbaxsanaan [m.f.dh]
eeg buunshabbaxsan. ld buunshabbax-sanaansho.

buunshabbaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld buunshabbaxsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg