buunshabbixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Badar si buunshaha looga saaro tumid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buunshabbixi

buunshabbixin [m.f.dh]
eeg buunshabbixi. ld buunshabbixis.

buunshabbixis [m.l]
ld buunshabbixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg