buunsho
(m.dh)

ld buunshe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buunsho

haadso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Badar buunsho ka saarasho.

buunshe [m.l]
Qolofka sare ee jilicsan ee ku dahaaran badarka; xashir. ld buunsho, buushe.

sijiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Badar la tumay haldhan, buunsho iwm u kala baxsasho.

xanshar [m.l]
1. (u) Jabjab. 2. Buunsho. 3. Xash. 4. Qolof duubaya iniinta qaxwe ah. ld xashar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg