buunto
(m.dh)

ld buundo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buunto

buundo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Dhisme laga dul dhiso webi iwm oo lagaga gudbo. 2. Dhibic, darajo. ld buunto.

buun [m.l]
Bocool weyn ama dhuun dheer oo kolkii la afuufo dhawaaq dheer ka soo baxo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg