buuri
(m.l)

1. Geedo jaadad badan ah oo ubax guduud iyo caddaan ah iyo caleemo waaweyn, oo waran qaabki leh, bixiya; saakarro; tabaako. 2. Caleenta geedahaas oo siyaalo badan loogu isticmaalo (afka oo laga qiiqiyo ama laga cuno, sankoo laga cuno). 3. Waxyaalo kaloo caleemahaas laga sameeyo: sigaar, shurug, saliid, daawo, udgoon iwm. 4. Buuriga la qiiqiyo.

buuri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Qof ama wax cayilin, naaxin; wax weynayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buuri

gaaddabbuurid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaaddabbuur². gaaddabbuur

abuurid [m.f.dh]
eeg abuur³. ld abuur¹ (2), abuuris, abuuritaan.

abuuris [m.dh]
ld abuurid; abuur².

abuuritaan [m.l]
ld abuurid.

afbuurid [m.f.dh]
eeg afbuur². ld afbuur¹.

beerabuurid [m.dh]
ld beerabuur.

beerabuuris [m.dh]
ld beerabuur.

buurid [m.f.dh]
eeg buur³.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg