buurid
(m.f.dh)

eeg buur³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buurid

gaaddabbuurid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaaddabbuur². gaaddabbuur

abuurid [m.f.dh]
eeg abuur³. ld abuur¹ (2), abuuris, abuuritaan.

afbuurid [m.f.dh]
eeg afbuur². ld afbuur¹.

beerabuurid [m.dh]
ld beerabuur.

camambuurid [m.f.dh]
eeg camambuur². ld camambuur¹, cambuur¹ (2), cambuurid.

cambuurid [m.f.dh]
ld camambuurid.

coobbakari [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Awr iwm coobbada aad buurid.

coobbee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-beeyay, -baysay)
Cune buurid (awr).

hal-abuurid [m.f.dh]
eeg hal-abuur². ld hal-abuuris.

buur [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-rar/-ro, m.l)
1. Wax sida dhagax ciid iwm oo inta la is-dul-saaray dhulka ka yare kacsan. 2. Cuf dhul ah oo in door ah ka sarreeyo dhulalka ku wareegsan kana joog dheer gunbur.

buur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax sida ciid, dhagxaan iwm meel tuurid. 2. Afka b.: caro darteed la aamusid (qof).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg