buurnaan
(m.f.dh)

eeg buuran. ld buurnaansho, buurni.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buurnaan

abuurnaan [m.f.dh]
eeg abuuran². ld abuurnaansho.

abuurnaansho [m.l]
ld abuurnaan.

buurnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld buurnaan.

buurni [m.dh]
ld buurnaan.

dhays [m.dh]
D. ah: neef soo sid dhoweeyey oo candhadiisa iyo sabiishiisa ka muuqato buurnaan.

hengel [m.l]
Dibibiro; buurnaan. ld hingil¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg