buurni
(m.dh)

ld buurnaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buurni

buurnaan [m.f.dh]
eeg buuran. ld buurnaansho, buurni.

buur [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-rar/-ro, m.l)
1. Wax sida dhagax ciid iwm oo inta la is-dul-saaray dhulka ka yare kacsan. 2. Cuf dhul ah oo in door ah ka sarreeyo dhulalka ku wareegsan kana joog dheer gunbur.

buur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax sida ciid, dhagxaan iwm meel tuurid. 2. Afka b.: caro darteed la aamusid (qof).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg