buuryaqab
(m.l)

(buuryaqab/-byo, m.dh) Qof aan gudnayn. ld beejaqab.

buuryaqab
(m.dh) (-bo, m.l)

Gabar aan gudnayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buuryaqab

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg