buus
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-say, -stay)

Wax diisid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buus

rabbuus [m.l]
Caajis nafsaani ah oo dadka ku dhaco.

burde [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Qasiiddo nabi ammaan ah oo uu tirshey Maxamed Buusiri.

buunshe [m.l]
Qolofka sare ee jilicsan ee ku dahaaran badarka; xashir. ld buunsho, buushe.

buusan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay; -smi)
Wax la diisay noqosho.

buusan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la diisay ahaansho.

buusbuus [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Meelo badan isaga gudaceshan; diisdiis.

buushe [m.l]
ld buunshe.

buusid [m.f.dh]
eeg buus.

buusmid [m.f.dh]
eeg buusan¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg