buusan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-smay, -santay; -smi)

Wax la diisay noqosho.

buusan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la diisay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buusan

buusmid [m.f.dh]
eeg buusan¹.

buusnaan [m.f.dh]
eeg buusan². ld buusnaansho.

buus [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Wax diisid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg