buushe
(m.l)

ld buunshe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buushe

buunshe [m.l]
Qolofka sare ee jilicsan ee ku dahaaran badarka; xashir. ld buunsho, buushe.

tun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-umay, -untay; -umi)
1. Badar iwm buushe ka saarid. 2. Cid ul la dhicid. 3. Wan dhufaanid. 4. Sacab t.: sacab isku garaacid. 5. U sacab t.: cid ballan ka qaadid ama taageerid.

buus [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Wax diisid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg