buuxdhaaf
(m.l)

1. Wax muggooda, inta dheeraadka ku ah. 2. ld buuxdhaafid.

buuxdhaaf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

Wax muggooda in ka badan lagu shubay noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buuxdhaaf

buuxdhaafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax muggiisa in ka badan ku shubid.

buuxdhaafid [m.f.dh]
eeg buuxdhaafi². ld buuxdhaafi¹ (2).

buuxdhaafin [m.f.dh]
eeg buuxdhaafi. ld buuxdhaafis.

buuxdhaafis [m.l]
ld buuxdhaafin.

hoobso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Weel buuxdhaafay si uusan u daadan in ka cabid. 2. Wax meel ka daadasho. 3. Miro xaabsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg