buuxdhaafi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax muggiisa in ka badan ku shubid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buuxdhaafi

buuxdhaaf [m.l]
1. Wax muggooda, inta dheeraadka ku ah. 2. ld buuxdhaafid.

buuxdhaafid [m.f.dh]
eeg buuxdhaafi². ld buuxdhaafi¹ (2).

buuxdhaafin [m.f.dh]
eeg buuxdhaafi. ld buuxdhaafis.

buuxdhaafis [m.l]
ld buuxdhaafin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg