buuxdhaafid
(m.f.dh)

eeg buuxdhaafi². ld buuxdhaafi¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buuxdhaafid

buuxdhaaf [m.l]
1. Wax muggooda, inta dheeraadka ku ah. 2. ld buuxdhaafid.

buuxdhaaf [m.l]
1. Wax muggooda, inta dheeraadka ku ah. 2. ld buuxdhaafid.

buuxdhaaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Wax muggooda in ka badan lagu shubay noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg