buuxdhaafin
(m.f.dh)eeg buuxdhaafi. ld buuxdhaafis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buuxdhaafin ↴
buuxdhaafis [m.l]
ld buuxdhaafin.
buuxdhaaf [m.l]
1. Wax muggooda, inta dheeraadka ku ah. 2. ld buuxdhaafid.
buuxdhaaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Wax muggooda in ka badan lagu shubay noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg