buuxdhaafis
(m.l)

ld buuxdhaafin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buuxdhaafis

buuxdhaafin [m.f.dh]
eeg buuxdhaafi. ld buuxdhaafis.

buuxdhaaf [m.l]
1. Wax muggooda, inta dheeraadka ku ah. 2. ld buuxdhaafid.

buuxdhaaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Wax muggooda in ka badan lagu shubay noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg