buuxid
(m.f.dh)

eeg buux². ld buux¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buuxid

buux [m.l]
1. B. ah: wax jilaysan. 2. ld buuxid.

ceegaag [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-gay, -gtay)
C./ka c.: balli, weel, xero iwm buuxid (biyo, caano, xoolo iwm).

hig [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo buuxidda.

karaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Cayilid. 2. Badasho; buuxid.

buux [m.l]
1. B. ah: wax jilaysan. 2. ld buuxid.

buux [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Wax muggiisa ama qaadkiisu ku jiraan noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg