buuxin
(m.f.dh)

eeg buuxi. ld buuxis (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buuxin

raabac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Kaalin ciyaar turub oo maran buuxin.

urur [m.l] (-rro, m.dh)
1. Seddax horimood oo ciidan ah. 2. Dad aragti siyaasadeed ku midoobay. 3. Tiro isku wax ka hadlaysa oo is buuxinaysa.

awd [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Meel bannaan ama daloosha buuxin; daboolid.

buuxis [m.l]
1. Afsaar. 2. ld buuxin.

cadaadis-qaybeed [m.l]
(fiis.) Cadaadiska guud ee iskujirka neefuhu waxa uu le'egyahay wadarta c. q.dyada xubnaha neefaha ka dhalan lahaa haddii ay neef kasta keli ahaanteed buuxin lahayd weelka. Dhab ahaan, xeerkani waxa uu sax ku yahay neefaha mitaaliga ah.

cantuug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Cunto ama cabitaan, hal mar afka ka buuxin.

cubcub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Maqaar xoolaad, dhisan caws ka buuxin. ld cucub².

cuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Weel aad u buuxin.

dhaami [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Ceel biyo ka doonid. 2. Weel buuxin.

buux [m.l]
1. B. ah: wax jilaysan. 2. ld buuxid.

buux [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Wax muggiisa ama qaadkiisu ku jiraan noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg