buuxsamid
(m.f.dh)

eeg buuxsan¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buuxsamid

habso [m.dh] (-ooyin, m.l)
Caaryidda ama buuxsamidda badda marmarka qaarkoodka dhaca.

hiraaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Biyo fadhiya dhaqdhaqaaq yar samayn. 2. Balli, war, weel iwm biyo ka buuxsamid. ld haraaci².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg