caalsaarad
(m.l)

ld caalsaarasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caalsaarad

caalsaarasho [m.f.dh]
eeg caalsaaro. ld caalsaarad.

caalsaar [m.l]
Nuujinta neef irmaani uu nuujiyo canug uu dhalay oo meel ku xiran. ld caalsaarree (1).

caalsaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Neef irmaan ilmihiisa oo meel ku xiran nuujin. ld caalsaaree (1).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg