caamo
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

1. Dad aan wax qori karin waxna akhrin karin. 2. Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon badan u lahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caamo

halcaamood [m.l] (-dyo, m.dh)
Nooc masaska dheereeya ka mid ah oo aan wax yeello lahayn. ld mascaanood.

makas [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
1. Dadka inta garashadoodu gaabantahay; maangaab; caamo. 2. Ilmo aan weli caqli fiican yeelan. ld makasto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg