caanaddiiqis
(m.dh)

ld caanaddiiqid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caanaddiiqis

caanaddiiqid [m.f.dh]
eeg caanaddiiq². ld caanaddiiqis.

caanaddiiq [m.l]
Dad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel¹, caanateelley, caanooley (1).

caanaddiiq [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-qay, -qday)
Dad, caanaha xoolahooda suuq u iib geeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg