caanammacays
(m.l)

ld caanammaceeye.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caanammacays

caanammaceeye [m.l]
Geed maygaagga u eg oo lagu culo haamaha iyo dhiilaha iwm. ld caanammacays.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg