caaqibee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)

Wax caaqibo u yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caaqibee

caaqibayn [m.f.dh]
eeg caaqibee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg