caaqilad
(m.dh) (-dyo, m.dh)

Naag caqli badan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caaqilad

caaqil [m.l] (-liin/-llo, m.dh)
1. Nin caqli badan. 2. (-llo/cuqaal m.dh) Nin bulsho meel ku wada nool u dooratay inuu madax u noqdo; nabaddoon.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg