caashacarrabdheer
(m.dh)

Qaansarroobaad; jeegaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caashacarrabdheer

qaansarroobaad [m.dh] (-dyo, m.dh)
Midabyo dhowr ah oo si iskorsaar ah u samaysama daruurta marka uu roob da'ayo; caashacarrabdheer; keynroobaad; jeegaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg