caashaq
(m.l)

1. ld cishqi. Kalgacal qoto dheer oo aadanaha labkiisa iyo dheddigiisa dhex mara; jacayl. 2. ld caashaqid.

caashaq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)

1. Qof mid kale oo cayntiisa ka duwan kalgacal qoto dheer u hayn. 2. Ku c.: markab, baabuur, xoolo iwm meel wejigooda ku aaddin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caashaq

qaaraami [m.l]
1. Heesihii hore oo caashaqa ku saabsanaa. 2. Q. ah: qof heesihii hore ee caashaqa tirin jirey. ld qaraami.

caashaqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
Ku c.: markab, baabuur, xolo iwm meel lagu caashaqay ahaansho.

caashaqasho [m.f.dh]
eeg caashaqo.

caashaqid [m.f.dh]
eeg caashaq². ld caashaq¹ (2).

caashaqnaan [m.f.dh]
caashaqan. ld cashaqnaansho.

caashaqnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld caashaqnaan.

caashaqo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-qday, -qatay)
Ku c.: markab, baabuur, xoolo iwm meel ku abbaarasho.

caashaqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof, wax caashaq hayo ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg