caashaqo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-qday, -qatay)

Ku c.: markab, baabuur, xoolo iwm meel ku abbaarasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caashaqo

caashaqasho [m.f.dh]
eeg caashaqo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg