caashaqsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qof, wax caashaq hayo ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caashaqsan

caashaqsanaan [m.f.dh]
eeg caashaqsan. ld caashaqsanaansho.

caashaqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld caashaqsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg