caasinnimo
(m.dh)

Caasi ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caasinnimo

cisyaan [m.l]
1. Amar dowladeed iyo wax la mid ah si bareer ah loo diido; fallaagannimo. 2. Caasinnimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg